Bahda afsomaliga ku hadasha Maxaa dadka been iyo war nacayb ka buuxo Oo runta ka fog usoo qorsysaan Qoladan wax soo qoraysaa ha xishooto Oo iska daaya laalushka idin ku kalifaya Inaad been dadka usoo qortaan Shaqadiina ilaashada waa talo
Aad ayaan uga helay barnaamijka awal hore waxa idhibi jirtay inaan lasocdo idaacada, garaacista telefankuna way idhibi jirtay waayo wakhti uma hayn lakin imika appka ayaa aad ii caawiyay waanan lasocdaa warbixinada deegaanka soomaalida iyo kuwa aduunka kaleba Mahadsanidiin...
War appka fresh gareya dadka qoraalka aqristo ayan ka midnahay news ki last week aya saaran weli page bbc marki hore ayan qoraalkina dhib badan ku qabnay hadana sidaan maxaa waaye
BBC Somali always spreads fake news that divide the somali community. They against the peace and stability among somali peaple .10 out of 9 somali believe they are no 1 somali enemy.
Masha Allaah waa ifarxad ina manta aan arko App ay ledahay BBCSomaali aad ayaan idinkugu mahd celinaya waan kufaraxsanahy waxaana rajaynaya in dad badan idunku diirsan doonan aniga aan kow ka ahy.mahdsanidin markale
It's a terrific idea that enables tech savvy young people like me to follow BBC Somali rather than do the old fashioned and outdated way. Waa app-ka kaliya oo iga maqnaa wuuna iga farxiyay. BBCda waa idaacada kaliya oo maanta la dhihi karo waa dhexdhexaad arimaha soomalida, waxaana ka shaqaeeya dad khirbad u leh wariyanimada. Runtii waxay ahayd BBCda mar hore inay samayso appkaan.
The official BBC Somali news ZenoMedia app offers the latest programmes and news headlines. You can listen to the radio programmes using the free audio player or by using the telephone dial-up option (standard geographic charges from landlines and mobiles may apply. Check with your provider before calling). - Read the latest news headlines from the BBC Somali website - Listen to your favourite radio programmes free with the audio player, or by using the standard-rate telephone dial-up service - You can access the most recent editions of: Idaacadda Subaxnimo Idaacadda Duhurnimo Dunida iyo Maanta Caawa iyo Caalamka Warka BBC Somali This mobile application is ad-supported. A unique identifier relating to your device will be stored and shared by Zeno Media LLC, allowing advertising to be served within the app. No other personal data relating to you (such as a username or email address) is processed. Such information will only be processed in line with ZenoMedia's Privacy Policy, available at https://www.zenomedia.com/wp-content/themes/zeno/privacy_policy.pdf Notifications may include alerts, sounds and icon badges. These can be reconfigured in Settings (notifications). Details of data this app collects, including the unique identifier relating to your device and your location data, is also found under Settings